DUGSIGA AGOOMAHA EE KUWAIT (HARGAYSA) IYO NATIIJOOYINKII IMTIXAANKA WAAXDA FARSAMADA.

dugsiga agoomaha kuwait oo bixiya waxbarasho kala duwan ayaa lagu tiriyaa dugsiyada hormoodka ah ee dhanka farsamada gacanta. dugsigu waxa uu bixiyaa farsamooyin kala duwan kuwaasi oo faa’iidooyin badan ku soo kordhiyey dalka dhaqaale ahaan iyo horumar ahaanba. magacyada ardayda ka gudubtay imtixaanadii laga qaaday sannad dugsiyeedkii 2017-2018-ka iyo natiijooyinkii ay keeneen ba waxad ka dheehan kartaan qoraalkan hoos ku xusan.