Saturday, December 15, 2018

News

W/W/WAXBARASHADDA & SAYNISKA AYAA SHIRKII GOLAHA WASIIRADA KA SOO JEEDIYEY HABKII AY U QAYBIYEEN...

Wasiirka Wasaarada Waxbarashadda iyo Sayniska Mudane Yaasiin X. Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa shirkii Golaha Wasiirada ee maanta (18/102018) kaga warbixiyey habkii iyo hannaankii Wasaarada...

War-gelin

OGAYSIIS……… OGAYSIIS………….  OGAYSIIS

OGAYSIIS……… OGAYSIIS………….  OGAYSIIS WASAARADA WAXBARASHADDA IYO SAYNISKU WAXAY OGAYSIINAYSAA ARDAYDII KU GUULEYSATAY DEEQDII WAXBARASHADDA EE DALKA ITOOBIYA, IN AY YIMAADAAN XARUNTA WASAARADA WAXBARASHADDA, MAALINTA KHAMIISTA...

OGAYSIIS

WAXAY WASAARADA WAXBARASHADDA IYO SAYNISKU OGAYSIINAYSAA ARDAYDII KU GUULAYSATAY DEEQDII WAXBARASHO EE DALKA ITOOBIYA EE SHAHAADADA KOWAAD (FIRST DEGREE) IN AY BAASAABOORADOODA KEENAAN XAFIISKA...

MAAMULAYAASHA DUGSIYADA GAARKA AH AYAA KA SOO QAYBGALAY SHIR W/WAXBARASHADDU KU SOO BANDHIGTAY QABYO...

Wasaarada waxbarashadda iyo sayniska jamhuuriyadda Somaliland ayaa soo bandhigtay qabyo-qoraalka xeer-nidaamiyaha waxbarashadda gaarka loo leeyahay, kaasi oo laga soo dheegtay siyaasada waxbarashadda qaranka taasi...

WASAARADAHA WAXBARASHADDA IYO CAAFIMAADKA OO ADEEGYADA AAS’AASIGA AH SI RASMI AH UGU WAREEJIYEY QAAR...

Wasaarada waxbarashadda iyo sayniska iyo wasaarada horumarinta caafimaadka ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejiyey dawladaha hoose adeegyada dugsiyada waxbarashadda aas’aasiga ah iyo rugaha...

WASAARADA WAXBARASHADDA IYO HAY’ADA SHAQAALAHA QARANKA OO IS AF-GARAD KA GAADHAY BUUXINTA SHAQOOYINKA KA...

Wasaarada waxbarashada iyo sayniska iyo hay’ada shaqaalaha qaranka ayaa is af-garad ka gaadhay sidii loo buuxin lahaa kaalmaha shaqo ee ka banaanaaday guud ahaan...

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS: FURSAD WAXBARASHO

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS UJEEDO: FURSAD WAXBARASHO Gudoomiyaha Waxbarashadda ee Gobolka Saaxil wuxu ogaysiinayaa waalidiinta la jecel caruurrtooda waxbarasho tayo leh in labada dugsi sare ee...