Saturday, October 20, 2018

News

Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Shaaciyey Natiijadda Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyadda Dhexe Iyo Sare...

Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka ayaa shaaciyey Natiijadda imtixaanadda shahaadiga ah ee dugsiyadda dhexe iyo sare ee Somaliland kaasi oo ay u fadhiisteen arday tiradoodu gaadhayso...

Bandhiga Carwada Jaamacadaha Somaliland Oo Maanta Ka Furmay Magaaladda Hargaysa iyo Waxyaabihii Ku Cusbaa...

Bandhiga carwada jaamacadaha dalka ayaa maanta ka furmay hudheel Guuleed ee Magaaladda Hargaysa, shirkan oo sanadkiiba hal mar la qabto ayaa ahaa sannadkii seddexaad...

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Tacliinta Sare Ayaa Kormeer Ku Soo Maray Dugsiyaddii Roobku Waxyeelay...

Roob dabaylo watay oo dhawaan ka da’ay Caasimadda Hargaysa ayaa waxyeelo laxaad leh u geystay 12 dugsi oo ku yaala caasimadda Somaliland kuwaas oo...

Sooyaalka Taariikheed Ee Jaamacadda Camuud Waa Mid Tilmaamaya Wax Qabad Baaxada Leh Ee Ay...

Qalinkii: Axmed Abokor Maxamed Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Waxbrashadda Iyo Tacliinta Sare Jaamacada Camuud waxaa aasaasay aqoonyahanno uu hor kacayo Prof. Saleyman Axmed Guudleed ilaahay cimriga ha...

Barashada Cilmigu Waa Furaha Nolosha

Barashada Cilmigu Waa Furaha Nolosha Waxbarashadu waa furaha cilmiga waa xaqiiq qofka dadaala ama ardayga dadaala inuu gaadhay hiigsiga himaladiisa, isla markaana ka midho dhalinayo...

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare Oo Digniin Culus U Diray Cidii Ku Kacda...

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Mudane Cabdilaahi Ibraahim Habane ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey xilliga kama danbaysta ah ee...

Wefti Uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Sayniska Ayaa Kormeer Ku Soo Maray Dugsiga...

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Sayniska Mudane Yaasiin X. Maxamuud Xiir Fara-toon iyo wefti uu hogaaminayo ayaa waxay kormeer shaqo ku soo mareen dugsiga sare...
video

Bandhiga Carwada Jaamacaha Somaliland Oo La soo Gebogabeeyey

https://www.youtube.com/watch?v=mJeo1pnrjnQ

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Ayaa Soo Xidhay Tababar Aan Noociisa Hore...

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka ayaa soo xidhay tababar ku cusub saaxada jamhuuriyadda Somaliland, kaasi oo ku saabsanaa sida loo cabiro miisaanka...

Wefti Ka Socda ururrka Ay Ku Midoobeen Jaamacadaha Wadamadda Carabta Oo Booqasho Dalka Ku...

  Wefti ka socda ururr ay ku midoobeen Jaamacadaha Wadamada carabta ayaa maanta booqasho ku yimi dalka Somaliland, ururrkan oo ay ku bahoobeen 320 jaamacadood...