Saturday, December 15, 2018

News

OGAYSIIS

OGAYSIIS (MOE&S-MEDIA OFFICE 19/9/2018). Wasaarada Waxbarashadda iyo Saynisku waxay ku wargelinaysaa dhammaan ardaydayda danaynaysa ee haysta darjada (dhibcaha) ugu sareeya ee fasalada 8-aad ee dalka...

WASIIRKA W/W&S AYAA SOO XIDHAY SHIRKII DIB U EEGISTA QORSHAYAASHA WAXBARASHADDA SOMALILAND

Wasiirka wasaarada waxbarashadda iyo sayniska Prof; Yaasiin X.Maxamuud ayaa soo xidhay shirkii 4-aad ee dib u eegista qorshaha waxbarashadda Somaliland, kaasi oo mudo laba...

M/WEYNE KUXIGEENKA SOMALILAND OO KA QAYBGALAY SHIRKA DIB U EEGISTA QORSHAHA WAX QABAD EE...

Madaxweyne kuxigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan C/laahi Ismaaciil (Seylici) ayaa furay shir lagu gorfaynayey qorshaha waxqabad ee wasaarada waxbarashadda iyo sayniska ee sannadaha 2017-2018-ka....
video

BARNAAMIJ KU SAABSAN KU DHAWAAQISTA NATIIJADA IMTIXAANAADKA SHAHAADIGA AH

https://www.youtube.com/watch?v=_acn2WQIa7U

WASIIRKA WASAARADA WAXBARASHADDA IYO SAYNISKA AYAA XIL MAGACAABIS IYO XIL KA QAADIS KU SAMEEYEY...

WAREEGTO UU WASIIRKU SOO SAARAY MAANTA OO TAARIIKHDU AHAYD 8/9/2018-KA AYUU XILKII KAGA QAADAY AGAASIMIHII MAAMULKA IYO XISAABAADKA MARWO FADXIYA DUBAD MAXAMED, WAXAANU XILKAASI...

Terms of Reference

               Terms of Reference   Position Title:                     Education Sector Technical Consultant Location:                             Hargeisa, Somaliland, based in Ministry of Education & Science Duration:                            12 months Start Date:                          4th September,...