Thursday, September 19, 2019

News

Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo Shahaado Sharafyo Gudoonsiiyey Iskuduwayaashii Ugu Shaqada Badnaa Sanadkii 2017-kii

Badhasaabka gobolka Saaxil Mudane Jaamac Yuusuf Axmed Ayaa Shahaado Sharafyo Gudoonsiiyey Isku-duwayaashii ugu shaqada badnaa gobolkiisa sannadkii la soo dhaafay ee 2017-kii. Isku-duwayaashaasi waxa...

WASAARADAHA WAXBARASHADDA IYO CAAFIMAADKA OO ADEEGYADA AAS’AASIGA AH SI RASMI AH UGU WAREEJIYEY QAAR...

Wasaarada waxbarashadda iyo sayniska iyo wasaarada horumarinta caafimaadka ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejiyey dawladaha hoose adeegyada dugsiyada waxbarashadda aas’aasiga ah iyo rugaha...

Rory Mcilroy just 4-putted for the second time in two days

All right. Well, take care yourself. I guess that's what you're best, presence old master? A tremor in the Force. The last time felt...

SHIR LAGU DADARGELINAYO HAWLAHA SHAQO WASAARADDA WAXBARASHADDA IYO SAYNISKA AYAA LAGU QABTAY HOOLKA SHIRARKA...

Wasiirka wasaaradda waxbarashadda iyo sayniska mudane Yaasiin Xaaji Maxamuud, wasiir kuxigeenka Mudane Cabdulqaadir Maxamuud Sh Muxumed, Agaasimaha guud Mudane Maxamed Faarax Xareed iyo madax-qaybeedyada...

WASAARADDA WAXBARASHADDA IYO TACLIINTA SARE EE SOMALILAND OO KA HADASHAY KHASAARAHA ROOBKII DABEYSHA WATAY...

“Masiibooyinka dabiiciga ahi way soo noqnoqdaan……Ka Wasaarad ahaan waxaan abuuri doonaa Waax la tacaasha arrimaha degdega.” Yuusuf Cismaan Garas. Wefti uu hogaaminayo Wasiir Kuxigeenka Wasaarada...
video

Warka Kormeerka Wasiirada Ee Gobolka Sanaag

<iframe width="560" height="315" src="https://www.youtube.com/embed/i1bp2pF3OpE" frameborder="0" allowfullscreen></iframe>  

Jaamacadda Maroodi Jeex Ayaa Tababar 20 Maalmood Ah Siisey Qaar Ka Mid Ah Shaqaalaha...

Jaamacadda Maroodi Jeex oo ku taala caasimadda somaliland ee hargaysa ayaa tababar siisey shaqaale ka mid ah waaxda farsamadda ee wasaaradda waxbarashadda iyo tacliinta...

Wasiirka Waxbarashadda Somaliland Oo Kormeer Ku Soo Sameeyey Jaamacaddaha Gobolka Sanaag

Wasiirka wasaaradda waxbarashadda iyo tacliinta sare ee Somaliland mudane Cabdilaahi Ibraahim Habane iyo wefti uu hogaaminayo ayaa kormeer indho-indhayn ah ku soo maray xarumaha...

Wasiirka Wasaarada Waxbarashadda Oo Soo Xidhay Tababar Ku Saabsan Habka Maamulka Macluumaadka Waxbarashadda (EMIS)

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Sayniska Mudane Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa soo xidhay tababar ku saabsan habka maamulka macluumaadka waxbarashadda, kaasi oo ka...