Wednesday, August 15, 2018

News

WASIIRKA WASAARADA WAXBARASHADDA IYO SAYNISKA AYAA KULAN LA QAATAY MAAMULKA WAXBARASHADDA GOBOLKA SOOL

Wasiirka wasaarada waxbarashadda iyo sayniska Prof Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir oo todobaadkii u danbeeyey hawlo shaqo u joogay magaalo madaxda gobolka sool ee laascaanood...

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Waxbarashada Ayaa Ka Qayb-galay munaasibada Xidhitaanka Sannad Dugsiyeedka 2017–2018-ka Ee...

Agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada iyo wefti uu hogaaminayo ayaa ka qayb-galay munaasibada yeedhinta imtixaanaadka sannad dugsiyeedka 2017- 2018-ka ee dugsiga sare ee Aadan...

WEFTI UU HOGAAMINAYO AGAASIMAHA GUUD EE WASAARADA WAXBARASHADDA OO KORMEER KU SOO MARAY DUGSIYADA...

Agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashadda iyo sayniska Prof Maxamed Faarax Xareed iyo wefti uu hogaaminayo ayaa kormeer ku soo maray dugsiga sare ee magaalada...

WEFTI UU HOGAAMINAYO AGAASIMAHA GUUD EE W/W&S OO KORMEER XOGOGAAL U NOQOSHO AH KU...

Wefti uu hogaaminayo Agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada iyo sayniska prof maxamed faarax xareed ayaa kormeer xogogaal u noqosha ah ku soo maray degmooyinka...

WASIIRKA WASAARADA WAXBARASHADDA IYO SAYNISKA AYAA XAFIISKIISA KU QAABILEY WEFTI BALAADHAN OO KA SOCDAY...

Wasiirka wasaarada waxbarashadda iyo sayniska Mudane Yaasiin X. Maxamuud oo uu wehelinayo Wasiir Kuxigeenka Wasaarada waxbarashadda Mudane Cabdulqaadir Maxamuud Sheekh Muxumed ayaa xarunta wasaaradaasi...

WASIIRKA WASAARADA WAXBARASHADDA AYAA DHAGAX DHIGAY MAKTBAD AY YEELAN DOONTO DEGMADA MAXAMUUD HAYBE EE...

Wasiirka Wasaarada Waxbarashadda iyo Sayniska Mudne Yaasiin X. Maxamuud Xiir faratoon iyo wefti uu hogaaminayo oo ay ka mid ahaayeen Wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarasha...

MADAX-WEYNE KUXIGEENKA JAMHUURIYADA SOMALILAND AYAA KA SOO QAYB-GALAY KULAN LAGU DAAH-FURAY QORSHAHA ISTARAATIJIYADA WAXBARASHADDA...

Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici ayaa ka soo qayb-galay kulan lagu daah-furay qorshaha shanta sano ee  istiraatijiyada waxbarashadda qaranka taasi oo ay...

WASAARADA WAXBARASHADDA & SAYNISKA AYAA KA JAWAABTAY DALAB KAGA YIMI DAWLADA HOOSE CAASIMADA HARGAYSA…..

Wasiirka wasaarada waxbarashadda iyo sayniska Mudane Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa ka jawaabay dalab kaga yimi dawlada hoose iyo gudida horumarinta xaafada maxamuud...

Gudoomiyaha Waxbarashada M/Jeex Bari Ayaa Dhagax Dhigay Dhismaha Deyrka Dugsiga H/Dhexe Ee Sheekh Nuur

(MOE&S Media, Hargaysa, 28/4/2018) Gudoomiyaha Waxbarashada ee Gobolka Maroodi Jeex Bari Mudane Xuseen Cabdi Cawil (food-cade) ayaa dhagax dhigay dhismaha deyrka dugsiga Hoose dhexe...