Thursday, September 19, 2019

News

WASAARADA WAXBARASHADDA & SAYNISKA AYAA KA JAWAABTAY DALAB KAGA YIMI DAWLADA HOOSE CAASIMADA HARGAYSA…..

Wasiirka wasaarada waxbarashadda iyo sayniska Mudane Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa ka jawaabay dalab kaga yimi dawlada hoose iyo gudida horumarinta xaafada maxamuud...

hal xidhaale

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Ayaa Kormeer Shaqo Ku Soo Maray Deegaano...

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Ayaa Kormeer Shaqo Ku Soo Maray Deegaano Ka Mid Ah Gobolka Togdheer Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare...

Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Tacliinta Sare Ayaa Ruqsaddii Kala Noqotay Qaar Ka Mid Ah Jaamacaddaha...

Wasaaradda waxbarashadda iyo tacliinta sare ayaa ruqsaddii ay ku shaqaynayeen kala noqotay qaar ka mid ah jaamacaddaha dalka ku yaala, kuwaasi oo sida ay...

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Tacliinta Sare Ayaa Kormeer Ku Soo Maray Dugsiyaddii Roobku Waxyeelay...

Roob dabaylo watay oo dhawaan ka da’ay Caasimadda Hargaysa ayaa waxyeelo laxaad leh u geystay 12 dugsi oo ku yaala caasimadda Somaliland kuwaas oo...

GUDOOMIYAHA XAFIISKA IMTIXAANAADKA QARANKA OO KORMEER KU SOO MARAY QAAR KA MID AH DUGSIYADA...

Gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka mudane Daa’uud Axmed Faarax ayaa kormeer ku soo maray dugsiyada Gacan Libaax iyo Salaama kuwaasi oo ku yaala magaalada hargaysa,...

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Ayaa Soo Xidhay Tababar Aan Noociisa Hore...

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka ayaa soo xidhay tababar ku cusub saaxada jamhuuriyadda Somaliland, kaasi oo ku saabsanaa sida loo cabiro miisaanka...

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Oo Xadhiga Ka Jaray Dugsiga Faarax Nuur Oo Dhisme Laga Hirgaliyey

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Oo Xadhiga Ka Jaray Dugsiga Sare ee Faarax Nuur Ee Balifubadle kaas Oo Dhisme Laga Hirgaliyey Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare...