OGAYSIIS

0
173

WAXAY WASAARADA WAXBARASHADDA IYO SAYNISKU OGAYSIINAYSAA ARDAYDII KU GUULAYSATAY DEEQDII WAXBARASHO EE DALKA ITOOBIYA EE SHAHAADADA KOWAAD (FIRST DEGREE) IN AY BAASAABOORADOODA KEENAAN XAFIISKA IMTIXAANAADKA MAALINTA BARI AH OO TAARIIKHDU TAHAY 5/10/2018-KA OO KU BEEGAN MAALINTA JIMCAHA, SAACADU MARKA AY TAHAY 4-GALABNIMO ILAA 8-FIIDNIMO

MAHADSANIDIN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here