WASIIRKA WASAARADA WAXBARASHADDA IYO SAYNISKA AYAA XIL MAGACAABIS IYO XIL KA QAADIS KU SAMEEYEY QAAR KA MID AH MASUULIYIINTA WASAARADDA WAXBRASHADDA

0
304

WAREEGTO UU WASIIRKU SOO SAARAY MAANTA OO TAARIIKHDU AHAYD 8/9/2018-KA AYUU XILKII KAGA QAADAY AGAASIMIHII MAAMULKA IYO XISAABAADKA MARWO FADXIYA DUBAD MAXAMED, WAXAANU XILKAASI U MAGACAABAY CABDIRAXMAAN MAXAMED AXMED OO KA TIRSANAA SARAAKIISHA WASAARADDA WAXBARASHADDA, SIDOO KALE WAXA UU WASIIRKU XILALKII AY HAYEEN KA QAADAY GUDOOMIYAYAASHA WAXBARASHADDA EE GOBOLADA GABILEY, TOGDHEER IYO SANAAG. WAXAANAY WAREEGTADAASI U DHIGNAYD SIDAN HOOS KU XUSAN;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here